

Ka iibso Biriq Store PUBG Mobile UC iyo WoW Coins (World of Wonder Coins) qiimo jaban oo Soomaaliya loogu shubo Player ID-gaaga. Xirmooyin rasmi ah, bixi EVC Plus, ZAAD, Sahal ama eDahab si toos ah 10–60 ilbiriqsi gudahood.
Raac tallaabooyinkan si aad u hesho PUBG Mobile Player ID-gaaga dhexda ciyaarta.
Gali ciyaarta adiga oo isticmaalaya akoonkaaga.
Riix astaanta Profile-ka ee geeska bidix sare.
Player ID-gaaga wuxuu ku yaal hoosta magacaaga. Taabo si aad u koobi gareyso.

Hel UC, diamonds, coins iyo in ka badan – si fudud oo ammaan ah.