

Ka iibso Biriq Store PUBG Korean UC (KRJP) qiimo jaban oo Soomaaliya loogu shubo koontadaada PUBG Korea. Bixi EVC Plus, ZAAD ama Sahal si aad u hesho UC-gaaga.
Raac tallaabooyinkan si aad u hesho PUBG Mobile Player ID-gaaga dhexda ciyaarta.
Gali ciyaarta adiga oo isticmaalaya akoonkaaga.
Riix astaanta Profile-ka ee geeska bidix sare.
Player ID-gaaga wuxuu ku yaal hoosta magacaaga. Taabo si aad u koobi gareyso.

Hel UC, diamonds, coins iyo in ka badan – si fudud oo ammaan ah.