

Ka iibso Biriq Store PUBG Popularity Battle qiimo jaban oo loogu shubayo Player ID-gaaga PUBG Mobile. Gaarsiin degdeg ah oo EVC Plus, ZAAD iyo Sahal ah.
Fadlan akhri shuruudaha hoose ka hor inta aadan dalban:
Waa inaad 72 saacadood friends ku ahaataan akoonka dalabka lagaaga soo dirayo.
Waxaa waajib ah in synergy-ga idinka dhaxeeya uu ka sareeyo 50 (wada ciyaara ama BP isu dira).
Cinwaankaaga PUBG Mobile (Account Level) waa inuu ka weyn yahay Level 10.

Hel UC, diamonds, coins iyo in ka badan – si fudud oo ammaan ah.